Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ganacsato la balansanaa Al-shabaab oo lagu xiray Jowhar

buy periactin online cheap, acquire dapoxetine.
Eriacta buy online, purchase dapoxetine.

Ai??Wararka naga soo gaaraya degmada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska xabsiga dhigeen ganacsato sida lagu waramayo la balansanaa Al-shabaab.

Ganacsatadan ayaa waxaa u yeeray Al-Shabaab, kaddib markii ay ku soo rogeen lacago canshuuro ah oo laga qaado Bakhaarada Ganacsi ee ku yaalla Jowhar.

Eriacta online, buy dapoxetine.
Super Kamagra online, purchase dapoxetine.

Ganacsatadan ayaa sheegay in maalintii Sabtidii aynu soo dhaafnay la balansanaayeen Al-shabaab, laakiin u suurta-gali weyday in ay u tagaan kaddib markii ciidamada dowlada ay la wareegeen deegaankii ay ku balansanaayeen ee Gamboole.

Balse Al-shabaab oo mar kale dib ugu soo laabtey deegaanka Gamboole ganacsatada ku wargaliyeen in balantii sideedii tahay oo waxba iska badalin

Gamboole ayaa magaalada Jowhar waxay dhanka Galbeed kaga beegan tahay 50km, waxaa la sheegaa in Al-Shabaab uga furan tahay Maxkamad ay dacwadaha ugu qaadaan dadka isku heysta dhulalka iyo kuwa la soo eedeeyo.

Tadalis SX Soft buy online, generic dapoxetine.

Ganacsatada la xiray ayaa muddo saacado kaddib laga sii daayay Saldhiga Booliska Jowhar, waxaana lagu amray in aanay ka bixi karin magaalada oo aanay u tagi karin Shabaabka.

Kamagra Soft online, dapoxetine online.

You must be logged in to post a comment Login