Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ganacsato Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koofur Africa

Kooxo Burcad ah ayaa la sheegayaa inay Tuulo ku taalad Duleedka Magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Africa ay ku dileen ilaa Seddex Ganacsatada Soomaali ah.

Wararku waxa ay sheegayaan in Kooxdaasi Burcada ah ay dileen Seddexda Ganacsato, kadibna boob u geystay Goobohooda Ganacsi.

Kamagra Gold online, generic Zoloft.

Sidoo kale, Kooxda ayaa boob u geysatay ku dhawaad 250 dukaamo ay Soomaali lahaayeen, waxaana lasoo warinayaa in dilka iyo dhaca kadib ay Ciidamada Ammaanka soo gaareen Goobahaasi.

Qaar ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Pretoria ayaa sheegay in Ganacsatada Tuuladaasi ku taala Duleedka Pretoria Hantidoodii la boobay islamarkaana qaar kood la gaarsiiyay Dhaawacyo Fudud.

Dhanka kale, Maxkamada rayidka Dalka South Africa ayaa shalay xukuno kala duwan ku riday Kooxo la sheegay inay ahaayen Burcad dhac iyo dil u geystay Muwaadiniin Soomaaliyeed.

You must be logged in to post a comment Login