Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Garab Kamid Ah Ahlusunna Oo Ka Soo Horjeestay Xilka Qaadistii Al-Ashcari

buy Malegra FXT, purchase dapoxetine.
 

Xili dhawaan Maamulka Ahlusunna ay sheegeen in Xilkii laga qaaday Gudoomiyaha Golaha Fulinta Ahlusunna Sheikh C/risaaq Maxamed Cali Mirre Al-ashcari ayaa waxaa Xilka qaadistaasi ka horyimid  qaar kamid ah Maamulka Ahlusunna.

Sheikh C/llaahi Cabdi Maxamed Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Talada Ahlusunna oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan Tilaabada Xilka looga qaaday Al-ashcari islamarkaana ay tahay Tilaabo lagu Burburinayo Maamulka Ahlusunna.

Maamulka Ahlusunna ayaa sheegay in Xilka qaadis ay ku sameeyeen C/risaaq Maxamed Cali Mirre Al-ashcari oo ah Gudoomiyaha Golaha Fulinta,iyagoona ku badalay Macalin Maxamed Axmed oo loo doortay Gudoomiyaha Golaha Fulinta Ahlusunna.

Arrintaan ayaa u Muuqata in uu jiro Khilaaf Xooggan oo soo kala dhex galay Maamulka Ahlusunna ee Gobolada dhex.

You must be logged in to post a comment Login