Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

General Dahir Indhaqarsho maxu ka yiri dagaalada

General Dahir Aden Cilmi Indhoqarshe ayaa ka warbixiyay dagaalada lagu qaaday Al-shabaab oo looga qabsaday magaalooyinka ay Bulo Burde ugu dambeysay.
Generalka ayaa sheegay in u dagaalkaan oo loogu magac daray “midnimo” u sii socon doono tan iyo inta Al-shabaab laga saarayo dalka.Waxuuna kula dardaarmay ciidanka Xooga dalka in aan wax dhibaato ah loo geysan shacabka ku dhaqnaa magalooyinka la xoreeyay.Mareykanka_oo_qalab_ku_deeqay_4

You must be logged in to post a comment Login