Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

General Indhoqarsho oo

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Somaliyeed Janeral Daahir Adan Cilmi (Indho-qarshe) ayaa waxa uu hambalyo ku aadan Aas aaska ciidamada Xoogga dalka oo maanta ku beegan 12-ka April.

1960-kii ayaa la dhisay ciidanka meliteriga Somaliya isagoo Umadda Somaliyeed usheegay inuu soo laabtay ciidankii difaaci lahaa.

waxa uu Janeral Indho qarshe meesha ka saarin inay ciidanka Xoogga dalka Somaliyeed ay yihiin kuwo dhibaato xoogan qaba hadana ay aaminsan yihiin hadaan difaaca dalka iyo dadka aan loo dhiman inan la gaari karin guul weyn.

You must be logged in to post a comment Login