Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Golaha iskaashiga D/Gobaleedyada Oo la filayo in ay kulmaan.

Muqdisho- Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in qaar ka mid ah xubnaha golaha iskaashiga maamul gobaleedyadda ay ka arinsan doonaan xubno muhiim ah oo ay waayeen golaha, islamarkaana ay iscasileen.

 

Madaxda Maamulada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan ay war ka soo saaraan iscasilaada ay ku dhawaaqeen madaweynihii Koofur Galbeed iyo afhayeenkii golaha iskaashiga Dowlad Gobaleedyada.

 

Sidoo kale madaxda ayaa go’aamin doono waxa ay ka yeelayaan masuuliyiinta ay waayeen xubnaha golaha iskaashiga ee Dowlad Gobaleedyada ka jira dalka.

 

 

You must be logged in to post a comment Login