Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Goorta uu Erdogan imanayo Muqdisho oo mar kale shaaca laga qaaday

order Apcalis SX online, lioresal reviews.

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo maalinimadii shalay ka baaqday Safarkii uu ku imaan lahaa Magaalada Muqdisho ayaa baajiyay kadib markii uu safar degdeg ah ku gaaray dalka Sacuudiga halkaasi uu uga qeybgalay Aaska iyo tacsiyada Boqorka dalka Sacuudiga.

Wakaaladda Wararka Dalka Turkiga ee Anadolu News Agency ayaa shaacisay in Recep Tayyip Erdogan uu booqan Doono Magaaladda Muqdisho 25 Bishan oo ku began Maalinta Axadda ee soo socota.

Wargeyska Daily Mail oo soo xigtay Saraakiil u waramay Wakaaladda Wararka Turkiga ayaa sheegaya in Madaxweynaha Turkiga kadib Booqashadiisa Sacuudiga uu gaari doono Dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya.

Madaxweynaha Dalka Turkiga ayaa soo booqday Magaaladda Muqdisho bishii Augusto ee Sanadkii 2011kii xiligas oo uu ahaa Ra’iisul Wasaaraha Turkiga waxa ay tanina noqoneysaa Booqashadiisa Labaad muddo 4 sanno ah.

You must be logged in to post a comment Login