Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Guddoomiyaha G/Jubbada Hoose oo lagu Wareejiyay gurigiii hore ee Gobolka

Cialis Jelly without prescription, buy zithromax. 2014510635353061367548271P1090579

2014510635353061530701215P1090569

Guddoomiyaha gobolka J/hoose Mudane C/rashiid Gooni ayaa manta si rasmi ah loogu wareejiyay xaruntii hore ee gobolka ee loo yaqaan K2 halkaasoo mudooyinkii u danbeeyay saldhig u ahayd ciidamada ammaanka maamulka Jubba.
Xaflad si heersare loo soo agaasimay islamarkaana ay kasoo wasiiro ka tirsan maamulka Jubba, gudoomiyaha degmada iyo saraakiil ciidan islamarkaana ka dhacday xarunta K2 ayaa gudoomiyaha gobolka loogu wareejiyay xarunta goblka ee uu ku shaqeyn jiray godoomiyaha gobolka J/hoose xilligiii dowladdiii dhexe ee Soomaaliya.

Ugu horreyn, waxaa goobta ka hadlay taliyaha ciidamada ammaanka maamulka Jubba Col Gaboobe Xasan Barre, wuxuuna sheegay in laga bilaabo manta ay si rasmi ah ugu wareejiyay xarunta K2 gudoomiyaha gobolka J/hoose.

Guddoomiyaha goobolka J/hoose Mudane C/rashiiid Gooni oo isna goobta ka hadlay ayaa sheegay in ay dayactir ku sameyn doonaan guriga gobolka isla markaana ay ka furi doonaan dhamaan xafiisyadii kala duwanaa ee gobolka.

Xarunta K2 oo ay sidoo kale ku taal idaacadda ku hadasha afka maamulka ee Radio Kismaayo ayaa saldhig u ahaan jirtay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka maamulka Jubba.

– See more at: http://hiiraan.com/news/2014/May/wararka_maanta10-46508.htm#sthash.kHOTJTzI.dpuf

You must be logged in to post a comment Login