Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Guddoomiyaha Lambar 50 oo tabartisu noqotay ceytan.

Guddoomiyaha Degaanka Lambar 50 ee Maamulka Gobolka Sh.Hoose Waafoow ayaa shaaca ka qaaday in Dowladda Soomaaliya ay gor gortan ka gali doona arimaha Degaano iyo Degmooyin dhaca Gobolka Sh.Hoose.

order sildenafil, order lioresal.

Gudoomiye Waafow  ayaa sheegay in Gobolka lagu soo duulay Isagoona hoosta ka xaqriiqay in Ciidamada ka tirsan Ilaalada Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ay qeyn kal yihiin Dadka ku soo duulay Gobolka.

Waxuu tilmaamay in Dagaal ay dib ugu soo qaadi doonaan Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Sh.Hoose Iyadoona hadalka Gudoomiye Waafoow uu u muuqdo mid ka madaxbaan Dowladnimada.

Ugu dambeyn, Waafoow, Gudoomiyaha Degaanka Lambar 50 ee Maamulka Gobolka Sh.Hoose ayaa Dagaal looga saaray Degaanka waxaana xusid mudan in uu isku dhiibay Ciidamada AMISOM

You must be logged in to post a comment Login