Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Guddoomiyaha maxkamada sare oo war loo riyaaqay yiri

buy doxycycline, buy zithromax. Somalia-240-animated-flag-gifsGudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare C/raxmaan Tuur Yare ayaa waxa uu digniin Adag u diray Ciidanka Dawlada ee Dhibaatooyinka ugeysta Shacabka Somaliyeed.

Gudoomiye Tuur Yare aya sheegay inay Tallaabo cad ka qaadayaan Askarigii lagu helo dambi ah inuu dhac ugeysanayey Shacabka Somaliyeed xukunkiisana uu yahay in meesha uu joogo lagu dilo kadibna lagu Aaso.

HALKAAN HOOSE KU DHUFO SI AAD U DHAGEYSATO CODKA GAASHAANLE TUUR YARE

00:0000:00
Hadii uu hadalkaan dhaqan galo waxa uu wax badan ka badali doonaa dhibaatooyinka shacabka ay kala kulmaan ciidamada dawlada ee dhaca ugeysta.

You must be logged in to post a comment Login