Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gudiga Farsamadda Maamulka Sadexda Gobal ee Konfur Galbeed oo shaciyeey Xiliga Doorashada Madaxweynaha Dhacayso

order Cialis Professional online, zithromax online. Gudiga farsamada maamul u sameynta gobolada koofur galbeed galbeed ayaa shaaciyay waqtiga ay u qorsheeyeen in doorasho madaxweyne ka dhacdo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

C/qaadir Maxamed Axmed Dhaga-cade oo xubin ka ah gudigaasi ayaa u sheegay Warbaahinta inay ku guuleysteen soo xulista ergada iyo dhameystirka dastuurka uu ku shaqeynayo maamulkaasi.

Mr Dhagacade ayaa ka hadlay xiliga la qorsheynayo inay dhacdo doorashada madaxweynaha maamulka Koofur galbeed oo ka kooban gobolada Baay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose.

Dhanka kale C/qaadir Maxamed Axmed ayaa beeniyay warar sheegaya in khilaaf uu ka dhex taagan yahay gudiga maamul u sameynta gobolada koofur galbeed Soomaaliya.

Magaalada Baydhabo waxaa ku sugan masuuliyiin kala matalaya maamulada koofur galbeed Soomaaliya, wallow horay dowlada ay u shaacisay in la dhameeyay qilaafkii maamul u sameynta gobolada koofur galbeed

You must be logged in to post a comment Login