Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gudomiye Kuxigeenka Kismaayo Cabdi Barre oo K24 uga Waramay Wufuud ka timid Muqdisho iyo halka ay xaajo marayso


Apr 17, 2014 – jawaab
Gudomiye kuxigeenka Dagmada Kismaayo Mudane Cabdi Barre oo la hadlayay Kismaayo24 ayaa waxa uu sheegay in maanta kismaayo ay gaareen siyaasiyiin iyo waxgaradka kasoo jeeda jubbooyinka kuwaasi oo ka yimid muqdisho si ay kaga qayb qaataan kulamada ka soconaya Magaaladaasi.
Gudoomiye xigeenka ayaa dhanka kale shegay in la qorsheenayo ciidanka Gobwayn ku sugan in lagu daro kuwa maamulka Jubba.
Wariye Cumar laki man oo ka tirsan k24 ayaa qadka taleefanka kula xiriiray Gudoomiye xigeenka waxaana uu ugu horayn waydiiyay bal xaaladda guud ee kismaayo iyo kulamada soconaya.

You must be logged in to post a comment Login