Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka horyimid Mooshinka laga gudbiyay.

depakote online, clomid online. Muqdisho-KNN-Cali Gacal Casir Guddoomiyaha Baarlamaanka A�Maamulka GalmudugA� oo la hadlay KNN ayaa sheegay in xildhibaanadii maanta A�kulanka ku yeeshay MagaaladaA� Dhuusa Mareeb ay yihiin kuwo aan sharciyad ku imaan,isagoona sheegay in Xildhibaanadaasi uusan gabi ahaanba A�aqoonsaneen.

Mooshinka laga gudbiyey Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xili maalmo ka hor uu ka soo horjeestay goa��aankii ka soo baxay shirkii A�Madaxda Maamul goboleedyada.

Maanta ayay ahey markii Xildhibaano ka tirsan Galmudug ay mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ay u gudbiyeen Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Maamullka Galmudug Xareed Cali Xareed.

Khilaafka Siyaasadeed ee u dhexeeya A�A�madaxda maamulka Galmudug ayaa xiligan waxaa uu gaaray meeshii ugu xumeed.

You must be logged in to post a comment Login