Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya iyo Wafdi Uu Hoggaaminayay Oo Dalka Dib Ugu Soo Kaabtay.

nolvadex for cheap, purchase Zoloft.

Gudoomiyaha Baarlmanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan jawaari iyo wafdi uu hogaaminayay oo booqasho Sadex maalmood qaadatay ku tegay dalka Uganda ayaa gelinkii dambe ee maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Mudane Maxamamed Sheekh Cusmaan Jawaari gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ay safarkiisa ku wehliyeen mudanayaal ka tirsan Baarlamanka oo gelinkii dambe ee maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa garoonka diyaaraha Aadan Cadde waxaa ku soo dhaweeyay xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka.

Gudoomiye Jawaari oo saxaafada kula hadlay garoonka diyaarahada Aadan Cadde ayaa safarkii uu ku tegay Uganda ku tilmaamay mid guuleed, wuxuuna intaasi ku daray in mas’uuliyiinta dalkaasi uu la soo qaatay wadahadallo ku qotomay sidii loo horumarin lahaa xiriirka  labada dal,  gaar ahaan kan labada baarlan oo kal hore kala saxiixday heshiis iskaashi.

You must be logged in to post a comment Login