Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gudoomiye Xaad Oo Beeniyay Warar Laga Baahiyay

March 14, 20191

Muqdisho ) – Gudoomiyaha Gollaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye, Xaaji Maxamed Xasan Xaad, ayaa beeniyay warar saacadihii lasoo dhaafay la isla dhex-marayay oo ku saabsan inuu dhaliilay dowlada.

Nabadoonka ayaa sheegay in wararkaasi ay baahiyeen dad dano gaar ah leh, kuwaasi oo uu ku tartarsiiyay in ay ka waan-toobaan, isla markaana ay ka qayb-qaataan dib u dhiska wadanka.

Halkaan hoose ka dhageyso wareysi uu siiyay Nabadoon Xaaji Maxamed Xasan Xaad siiyey Shabelle oo uu kaga hadlayo arrintaan.

You must be logged in to post a comment Login