Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gurey Haaji oo qaab farsameysan madaxweynaha wax ugu sheegay

A�Madaxeyne malaguu sheegay mase ogtahay?:

Inkastood qudbadaadi munasibadii 100kii maalmood aad waxbadan ka balan qaaday,hadana waxbadan aya si kale ah. 1-:madaxeyne ma ogtahay in garsoorka loo ado Bariire iyo ToraToro markii gabi ahaanba laga quustay Maxkamadihi Qaranka ?

2-:madaxweyne malagu sheegay ganacsatadu in ay bixiyaan laba jeer canshuurta marna dowlada, marna meel kale , ileen wax ka difaaca ma arkaane.

3–madaxeyne ma laguu sheegay in Bankiga Dhexe dhowr jeer la dhacay amanadii loo dhibtay, qofna loo ciqaabin qofna loo xirin? Welina Madaxdiisa aan labadelin? 4MDXWeyne weli malagusheegay mase ogtahay in goankii DowladahaQatar iyoKhalijka Dadweynaha ay Leyihin MDXWeynuhu Danta Qaranku Waxeey ku jirtay in uRaaco meesha loo badanyahay,IleenSiyaasadu wa dane?Qaarna waxeey leyihiin walbo Xiriirka maxu hoos ugu dhigi waayay si Sahlan. NB Mar walba Qoralkeeya wa toosin. JumcaMubarak

Image may contain: 1 person, suit and glasses

You must be logged in to post a comment Login