Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Guryo ay deggan yihiin Saraakiil Ka Tirsan DFS oo La Gubay

order Cialis Jelly online, purchase zithromax. buy tadalafil online, order Zoloft Malegra FXT buy online, lioresal online. .
Wararka ka imaanaya Deegaanka Muuri Ee Gobolka Sh/Hoose ayaa waxay sheegayaan in dab la qabad siiyey Labo Guri oo ay degganaayeen Saraakiil katirsan Ciidanka Meliteriga Soomaaliya.

Maleeshiyaad Hubeysan oo la sheegay inay katirsan yihiin AL Shabaab ayaa xalay waxay weerar culus ku Ekeeyeen Deegaankaas oo markii dambe ay la wareegeen.

Dadka deegaanka Muuri ayaa xaqiijiyey in la gubay oo dab ay qabad siiyeen Al Shabaab Saraakiisha Guryaha ay ka degganaayeen Deegaaankaasi.

Mas’uuliyiin iyo Saraakiil Ciidan oo kusugan Deegaanka waxay sheegeen inay iska caabiyeen Al Shabaabkii weerarka soo qaaday waxaana jirin xog intaan ka badan oo dagaalkaasi ah.

Dhowr jeer ayaa dagaal waxa uu kusoo lab laabtay deegaanadaasi oo Al shabaab ay marna qabsanayeen marka laga qabsanayey.

You must be logged in to post a comment Login