Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Guulleed oo ku dhawaajiyey hadal lama filaan ku noqday A/Sunna, hal arrina ku faanay

Malegra DXT online, cheap lioresal.

buy Viagra soft FRUIT, Zoloft reviews.

buy baclofen online without prescription, purchase Zoloft.

Madaxweynaha maamulka Galmudug C/Kariin Xuseen Guuleed oo ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa waxa uu ka hadlay dagaalka maamulkiisa uu kula jiro ururka Al-shabaab.

Waxaana uu sheegay in ciidamada Galmudug ay hormar ka sameeyeen dagaalka ay kula jiraan ururka Al-shabaab.

Waxa uu sheegay in Galmudug ay dhowaan qorsheyneyso in Al-shabaab ay ka saarto magaalooyin muhiim ah kuwaas oo kala ah Xarardheere, Ceeldheer iyo Galhareeri.

Madaxweyne Guulleed ayaa ku faanay in Maamulka Galmudug uu yahay Maamul isagu Amnigiisa ilaashada oo aysan Ciidamada AMISOM Waardiyeynin.

Maamulka Galmudug waxa uu dhowaan qorsheynayaa in uu ku shaqeeyo caasimadiisa oo ah magaalada Dhuusa Mareeb sida uu sheegay madaxweyne Guuldeed, isagoona fariin u diray jaaliyadiisa Soomaaliyeed ee ku nool Ingiriiska.

Lama oga sida uu suurta gal ku noqon doono hadalka Madaxweyne Guulleed ee ah inay dhuusamareeb u guuri doonaan Maadaama ay halkaas gacanta ku hayaan Xoogaga Ahlusunna oo si weyn uga soo horjeeda Maamulka Galmudug.

You must be logged in to post a comment Login