Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

HADIMADA LAGA TALINAYO AMNIGA GOBOLKA SANAAG WAXA KA MASUULA TALIYEYAASHA ciidanka IYO XEERILAALINTA

April 22, 2014 | Filed under: Maqaal/Articles | Posted by: oodweyne

Waxa maalin walba soo if baxay ceebo isoo sotaraya oo aya masuul ka yihii tal yaayasha ciidan ka booliska G/sanaag oo maalin kasta ku kacaya faala sharci daro oo loo fulinayo sida ku xusan qodobka 24 xeerka habaka ci qaabata (Faalo Garaso)

Waxa manta Abaaro 1:00pm laweeraray Dhibane Garyaqaan Cali Siciid Jaamac oo hore dhaawac loogu gaystay ceerigaabo kaasoo isgu sugayaya in lo fuliyo kiiska hore logu gaystay dhaawacyada hase ahaatee manta loogu soo weeraary xafiiskii qareenada ee gobolka oo uu gudoomiye kayahayan iyada oo aan lagaranayan sabaata lagu qabanaay halkaas oo ay kabilaabmeen rasaas nool u adeegsadeen garyaqaan askartu ka iyadoo aan lgaranayan xaalada gabagaabdaa ee aya galiyeen bulshada iyadoo loo yeedhi kari lhaa garyaqaan ka oo ah nin had iyo goor ka shaqeeya amiga gobolka iyo horu markiisa

Guntii iyo gabagabadii Waxaan usoo jeedinayaa madaxwayne siilanyo in uu wax ka qabto cida caadaysatay hurinta colaadaha gobolka ee is daba jooga ah ee gacan ku dhiiglayaasha gaystay aaan waxba laga qabaayan ee ay marayaaan badh tamaha magaalada ceeri gaabo

TALO

Waxaan kula talinyaa Madaxwaynaha Iyo haayada ku shaqada Leh Amniga Ee Cali Waran Cade Gadha wadeenak kayahay in ay soo celiyaaan cidii ku haboonayd boolis nimada gobolka ee shaqadaa aqoon badan uleh

Ee soo martay shaqada in badan

ALLLLAAA MAHAD LEH

TEL 063 4418407

You must be logged in to post a comment Login