Halkan Ka Daawo Madaxwayne Siilaanyo oo Gooni U Faquuqay Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi isaga oo kasoodhawaystay Hogaamiyaasha Asxaabta Mucaaridka ah-Daawo Sawiro
Somaliladlive Media/ Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Muujiyay Sida uu Musharraxa Xisbiga Kulmiye aanay isigu Laab Xaadhnayn kala Faquuqnaanta, udhaxaysa Muuse Biixi iyo Madxwayne Siilaanyo oo ay isku Xisbi Yihiin, Dhanka kalana Sida Sawiradan idiinka muuqata Madaxwayne Siilaanyo ayaa Hogaamiyaasha Asxaabta Mucaaridka ah kasoo Dhawaystay, Musharrax Xisbiga kulmiye

Madaxwayne Siilaanyo oo Si ay Niyad Samaani Kamuuqato U Salaamya Musharrax Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen
Sildalis for sale, acquire Zoloft.
Madaxwayne Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Xusbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Dr Abadi Raxmaan Maxamed Abdilaahi Irro oo Si Kalsooni iyo Niyad Samaani Kamuuqato isula Qoslaya Madaxwayne Siilaanyo taas oo laga Dheehan Karo Xidhiidhka Wanaagsan ee Labada Hogaamiye Kadhexeeya.
buy dapoxetine online, buy lioresal online.
Muuse Biixi oo Gooni Loofaquuqay Isaga oo Meel Gaara kalidii Dadka Shacabka ah Dhexfadhiya, Muuse Waxa Wajigiisa laga Dareeyamayaa Ciil Calool Xumo iyo Muqaalafo Xumaanta kala Dhaxaysa Madaxwayne Siilaanyo, Waa Arin Cad oo Tilmaamaysa Sida aanu Madaxwayne Siilaanyo ugu Kalsoonayn Hanka Muuse Biixi
You must be logged in to post a comment Login