Halkani ka daawo sawiro argagax leh sidii ciidamada Itoobiya u xasuuqeen dadkii rayidka ahaa ee Jaamac Dubad ee degmada Gaashaam
Misaajidka oo dadkii ku jiray lagu xasuuqay rasaatii lala dhacyna ay ka muuqato iyo dhiiguba
Goob qof lagu toogtay dhiigiina ka muuqdo
Aqal la fadhataystay oo xitaa sariirtii ay ka qaateen waxii dul saarnaa
Badhtamaha magaalada Jaamac Dubad oo cidlo ah.
Dukaan ku dhex yaala magaalada oo ciidmada Itoobiya fadhataysteen waxii yaalayba ay qaateen.
Kursi qof ku fadhiya lagu dilay dhiigiina ka muuqdo
Xabaal wadareedkii lagu aasay dadkii ay ciidamada Itoobiya ku xasuuqeen magaalada Jaamac Dubad ee degmada Gaashaamo.
You must be logged in to post a comment Login