Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Haweeney ka tirsan Al Shabaab oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

Haweeneydaan oo ka tirsan Ururka Al Shabaab, ayaa waxaa lagu qabtay xaafada Faanoole ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Xilli Ciidamada Maamulka Jubba ay hawlgal ka wadeen xaafada Faanoole, ayaa waxay haweeneydaan gurigeeda ka helayn jawaano laga soo buuxiyay walxaha qarxa, oo la rabay in loo adeegsado falal ka baxsan ammaanka.

Ciidamada Maamulka Kmg ah ee Jubba, ayaa waxay sidoo kale ay guriga ka soo dhex qabteen ilaa laba nin oo kale, oo iyagana loo heysto in ay qayb ka yihiin Xarakada Al Shabaab.

Madaxa ammaanka ee Magaalada Kismaayo Korneyl Maxamed Xasan Barre (Gaboobe), ayaa wuxuu cadeeyay in haweeneyda iyo ragga lala soo qabtay ay ku xiran yihiin Saldhiga Magaalada Kismaayo.

Korneyl Gaboobe, ayaa wuxuu carabka ku adkeeyay in cid kasta oo ka tirsan Al Shabaab, ay soo taaggi doonaan Maxkamad si sharciga loogu qaado waxa uu ka qabo. buy clomid online cheap, clomid without prescription.

You must be logged in to post a comment Login