Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hogaamiyihii Al Shabaab Ee Sameynta Qaraxyada oo La Qabtay

Viagra without prescription, dapoxetine without prescription.

zoloft for sale, dapoxetine without prescription.

generic sildenafil, generic clomid.

Sida ay sheegtay Wakaalada Wararka Soomaaliya  waxaa ciidanka Amniga Qaranku gacanta ku dhigeen Sargaal sare oo katirsanaa Ururka Al Shabaab.

Dawlada Soomaaliya waxay sheegtay inay qabatay Madaxii Al Shabaab uqaabilsanaa Sameynta Qaraxyada oo magaciisu aysan Dawladu soo bandhigin.

Saraakiisha Laamaha Amniga Qaabilsan Degmada Baardheere ayaa waxay sheegeen in ay gacanta ku hayaan Sargaalkaasi dhawaana loo gudbin doono Magaalada Muqdisho.

Taliyaha Saldhiga Booliska Baardheere Korneel Xuseen Cumar ayaa sheegay in ninkaasi la qabtay uu sameeyey falal qaraxyo Amniga lagu qal qal gelinayey.

Baardheere ayaa sanad iyo dhowr bil waxay gacanta ugu jirtaa Dawlada Soomaaliya kadib markii laga saaray Al Shabaab oo muddo 10 sano ku dhaw halkaasi maamulayey.

You must be logged in to post a comment Login