Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hoggaamiye Kooxeedyadii Oo Xildhibaannimo Raadinaya (Magacyadooda)

doxycycline online, Revatio no rx, Cialis Jelly for sale, purchase zithromax. buy lioresal online. zithromax online.

Warar ay si hoose  ayaa sheegaysa in hoggaamiye kooxeedyada dalka ay xilligaan raadinayaan inay ka mid noqdaan baarlamaanka Federaalka ee soo socoda.

Rag caan ah ayaa la xaqiijiyey iney la kulmeen Odayaashooda dhaqanka si ay ugala hadlaan arrinta ku aadan baaarlamaanka soo socda, una sheegaan in markaan musharraxiinta ay ka mid yihiin.

Xogtu waxay sheegeysaa in ragga hadda xildhibaanimada raadinaya ay ka mid yihiin Muuse Suudi, Bashiir Raage,Cabdiqeybdiid, Cabdiwaal, iyo rag kale.

Lama oga waxa ay hadda kusoo damciyeen xildhibaannimada, hase ahaatee qaarkood horay baarlamaanka ama dowladihii dalka soo maray xilal waa ay uga soo qabteen.

You must be logged in to post a comment Login