Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hooyga Sheekh Xasan Daahir Aweys oo la weeraray

dapoxetine reviews, lioresal reviews. Ciidamada Nabadsugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weerar kadis ah waxey ku qaadeen Guriga uu Sheekh Xasan Daahir Aweys ka deggan yahay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Markii Ciidamada Nabadsugidda ay gudaha u galeen Guriga Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa waxey halkaasi ka qaateen teleefankii gacanta, Laptop, telefishin uu daawan jiray iyo Internet u yaalay Hooygiisii.

Amarkaan waxaa bixiyay sida la sheegay C/kariin Xuseen Guuleed, Wasiirkii hore ee Amniga Qaranka ee Somaliya, waxaana fuliyay Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida General Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe).

Ugu dambeyn arintan ayaa waxaa lagu sababeeyay khudbad uu Sheekh Xasan Daahir Aweys uu jeediyay taasi oo tabaneysay dhinacyo badan Iyadoona Dowladda Soomaaliya ay ka carootay qeybtii looga hadlayay Ciidamada Dowlada Itoobiya.

You must be logged in to post a comment Login