Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Howlgallo ka socda Muqdisho

Suhagra for sale, buy clomid.

Howlgallo Xoogan ayaa Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ay saakay ka wadaan Magaalada Muqdisho Iyadoona howlgalladaasi lagu soo qab qabtay Dhalinyaro badan oo qaarkood lagu eedeeyay Ururka Al Shabab.

Howgalladan ayaa waxay ka socdaan sida la sheegay Saakay Xaafadaha Xamar-Jadiid, Cali-Kamiin, iyo Xaafado kale oo ku teedsan Wadada Warshadaha ee Degmada Warta-Nabadda ee Gobolka Banaadir.

You must be logged in to post a comment Login