Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hub Uruursi ay wadaan Beesha Biyo Maal,Marka Cadeey Waan Xoreyneynaa

Gudoomiyaha Magaalada Marka Maxamed Cusmaan Yariisoow ayaa waxa uu sheegay inuu kusugan yahay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka SH/Hoose islamarkaana uu iska difaaci doono cid kasta oo soo weerarta sida uu yiri.
Gudoomiye Yariisoow ayaa sheegay inay qorsheynayaan Magaalada Marka Cadeey inay dib uga saaraan maleeshiyaadka xoogga ku qabsaday sida uu yiri.
Yariisoow ayaa tibaaxay in ciidan Boolis ah iyo kuwii Meliteriga ah ay kusugan yihiin Magaalada Marka waxaana uu sheegayin dadkii deggenaa Marka Cadeey ay badankood barakaceen.
Hub uruursi ay sameynayaan Maleeshiyaadka Beesha Biya Maal ayaa laga dareemayaa Magaalada Marka kuwaasi oo ku hanjabay inay dib uqabsan doonaan Magaalada Marka. order Silagra online cheap, order clomid.

You must be logged in to post a comment Login