Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Isbaheysi cusub oo Xamar looga dhawaaqay

J Isbaheysigii ugu weynaa oo ay ka mid yihiin Xildhibaano, Xisbiyo siyaasadeed, Bulshada rayidka ah iyo qeybo ka mida bulshada ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho, iyadoo isbaheysigan uu ka soo horjeedo sida uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku hogaaminayo dalka.

Isbaheysigan oo la baxay magaca ah: MADASHA SOOMAALIYEED EE MIDNIMADA IYO DIMOQRAADIYADDA” ayaa xafladii looga dhawaaqay waxaa ka dhex muuqday xildhibaanadii ka horjeestay madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxda xisbiyo siyaasadeed oo hore ugu tartamay jagada madaxweynaha.

Bayaankii ugu horeeyay ee ay soo saartay madasha ayaa lagu sheegay inay shacbiga Somaaliyeed usoo bandhigayaan dhaqan cusub ee siyaasadeed oo aan ku saleysneyn qabiilnimo, saldhigeedu yahay isbaheysi siyaasadeed oo ballaaran, una furan dhammaan muwaadiniinta Somaaliyeed. Waxaa kale oo isbaheysigaan u furanyahy, mudnaan gaar ahna siinayaa dhallinyarada iyo ururradooda isbedel-doonka ah.

Xubnaha ka dhex muuqdau daahfurka Madasha waxaa kamida:

C/raxmaan Baadiyow

Cabdi Dhuxulow Dhegdheer

Ridwaan Xersi Maxamed

Salaad Cali Jeele

C/llaahi Maxamed Shirwac

Zakariye Xaaji Cabdi

Prof. Gaandi

Khadiija Maxamed Diriye

Cali Xareed

Ducaale Adan Maxamed

iyo xubno badan oo ka mida taageerayaashii Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed. Warar aan la xaqiijin ayaa ayagana sheegaya in ra’iisul wasaare Cabdi Weli uu gadaal kaga soo biiri doono isbahysigan cusub.

isbaheeysiIsbahey (1)Isbahey (2)Isbahey (3) nolvadex tablets buy, dapoxetine online. Isbahey (4)

 

You must be logged in to post a comment Login