Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

isgaarsiinta degmada Jilib oo hawada dib ugu soo laabatay

buy Vigora online, clomid online.

Maxamed Sheeq Cabdi oo ku magacdheer Tooshle oo kamid ah saraakiisha ciidamada maamulka Juba ayaa u sheegay Idaacada Mustaqbal maanta oo Khamiis ah in dib ay u fasaxeen isgaarsiinti degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe.

Sargaalkaasi ayaa sheegay in markii horeba ay iyagu isgaarsiinta ay ka jareen degmadaasi oo ah goob ay saldhigyo ku leeyihiin dhaq dhaqaaqa Al-shabaab.

Maalintii shalay ayey aheyd markii ay ciidamada Juba iyo kuwa AMISOM gaar ahaan ciidamada Kenya ay jareen isgaarsiinti Jilib.

Saraakisha maamulka Juba ayaa sheegay in ay kusiqaayaan degaanada Mugaanbow, Bangeenni iyo Baar Sanguuni oo hoostaga gobolka Jubada dhexe si loo gaaro magaalada ganniga ku ah beeraha ee Jilib.

Howlgalka Jubooyinka ka bilowday ayaa waxa uu qeyb ka yahay midka ay dowlada Soomaaliya ugu magac dartay badweynta India oo ay ku dooneyso in degaanada Al-shabaab ay kaga sugan yihiin Soomaaliya ay kaga saarto.

 

You must be logged in to post a comment Login