Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Iska horimaad ka dhacay Degaanka Siinka Dheer

Iska horimaad Culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al Shabaab ayaa Xalay waxuu ka dhacay Degaanka Siinka dheere ee Duleedka Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Iska horimaadkan ayaa qarxay sida Goobjooge sheegay kadib markii ay Al Shabaab Weerareen Fariisimaha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Degaanka Siinka-dheer.

Ilaa iyo hada lama oga Qasaaraha dhimashada iyo midka dhaawac ee ka dhashay Dagaalka inkastoo wali wax hadal ah aan ka soo bixin Saraakiisha Dowladda iyo kuwa Al Sha sildenafil reviews, zithromax reviews.

You must be logged in to post a comment Login