Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jaaliyada reer Baraawe ee UK oo noqatay jaaliyadii ugu horeysay oo u hambalyeysay   Saciido xuseen Mooge oo xildhibaan ka noqatay Sweden 

 

 

Saido_H_Moge09-1 Sildalis buy online, zithromax online.

Baana Cali Bana
Cumar Maxamed Cali
Abubakar Maxamed Cali
Cumar
Xamse Shariif Maxamed Sidii
& xildhibanada beesha Baraawe Waxay hambalayo u diraayaan Saciido Xuusen Mooge oo ku guuleysay jaqada xildhibaan nimmo ee magaalada Gothenburg ee caasimada Labaad ee Sweden

 

Dhanka kale hadii aan nahay shabakada Somalimedia.co.uk waxaan ugu bishaareysen bulsho weynta Soomaaliyeed iney halkan iskugu gudbin karaan Hambalyooyinka, Dhalashooyinka & Tacsida iayag oo inogu soo hagaajinaaya email0keena oo ah info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login