Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan London oo aad uga carooday dilaalka qorshaysan oo dalka ku soo noqnoqonaya.

Waxaa kulan barordiiq ah isugu yimid qaar ka mid ah jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool London.
Kulankani oo loogu baroordiiqayay takhaatiirtii Suuriyaaynka iyo Somalilda isugu jiratay ee dhawan kooxo arxan lawayaala ah ku xasuuqeen duleedka Muqdisho.

You must be logged in to post a comment Login