Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jaha-wareerka ka taagaan sharciga labka iyo dhadhiga(Gender)

Waxaan Akhriyay gabi ahaanba qabyo-qoraalka Wasaaradda haweenka soo bandhigtay Ee Siyaasadda Qaran Ee Jinsiga , inkasto culimada Shalay ay sheegeyn in qaboy-qoraalkan ay kujiraan qodobo ah in wixii isku jinsi ay is guursan karaan balse qodob dhigaayo arintas gabi ahaanba kuma jiro qoraalkan.

Aniga ahaan Culimada Hadalkooda si aan ku beeniyo ayaan garan wayay waxan is dhahay intas wadad meel iskuku imaatay wax been ah ma wadaan ee la wadaaga sidaas ayaana xalay ‪#‎Share‬ usoo dhahay balse wax kajiro malahan qeylo dhaantii Odoyaasha , wax kasta waxa fiican inta aadan ka hadlin in aad cadeyn kuhayso.

Culimada Caadi Ha iska Dhigaan .

Hassan Mahdi's photo.
LikeShow More Reactions

Comment

Comments
Mustafe Sh Cumar
Mustafe Sh Cumar Wlhi waxabadan yaa qaldan waana ramadan waxaa ila quman dib inoogu dhiga wixii aragti ah ama mackumada ninkasta dib hakasoo shego insha allaah

buy Forzest online cheap, buy clomid.

Dahir Nor Isse
Dahir Nor Isse hhhhhhh adeer mid kale ayaa aqrisay anna waxaan aqriyay mid ku jira ka warran hee?

Jama Ahmed Ibraahim
Jama Ahmed Ibraahim Cida run sheekaysa kala garan maynee kolay noqoto Hassan Mahdigan warqada la ordaya – Ilaahay (swt) wixii xaq ah hana tuso . Midka ummada wareerinayana allaha ka qabto.

Omer Aden Mohamed

Write a comment…

buy Eriacta, generic zithromax.

You must be logged in to post a comment Login