Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jibriil Ibraahim Cabdulle oo isi soo sharaxay + Madaxweyne Hassan Sheikh oo…

baclofen online, purchase zithromax. image-15Munaasabad Ballaaran oo maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa waxa Murashaxnimadiisa ku dhawaaqay Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ah Madaxa Hay’ada Cilmi Baarista iyo Wadatashiga Soomaaliyeed Ee CRD.

Munaasabadaasi oo lagu qabtay Hoteelka City Palace Ee Muqdisho ayaa waxa ka qeyb galay Boqolaal Qof oo ubadnaa taageerayaashiisa.

Tadacip online, cheap dapoxetine.

Jibriil oo mikrafoonka qabsaday ayaa sheegay inuu yahay Murashax utaagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya Sanadkaan 2016-ka kadib markii codsiyo Qeybaha Bulshada Soomaaliyeed ay ka dalbadeen inuu isa soo sharaxo.

Murashax Jibriil Cabdulle ayaa waxa uu sheegay in 20-kii sano Ee Lasoo dhaafay uu Dalka Soomaaliya ka shaqeenayey kuna rajo weyn yahay in dalka wax badan kusoo kordhin karo hadii la doorto.

Sida Qorshaha uu ahaa Maanta waxa la filayey in Jibriil Ibraahim Cabdulle uu Murashaxnimadiisa Madaxtinimada kaga dhawaaqo meel fagaaro ah balse Arin aan la shaacin ay keentay in Hoteel loo wareejiyo Munaasabadaasi.

Madaxa CRD waxa uu sheegay inay dhawaan tegi doonaan dhamaan Gobollada Soomaaliya si ay uqiimeeyaan Xaalada ka jirta iyo dhibaatada Dalka heysata.

buy Super Tadarise, acquire clomid.

You must be logged in to post a comment Login