Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jigjiga Oo Bendow Lagu Soo Rogay Iyo Maleyshiyaddi ILEY Oo Laga Saaray Xaafaday Weerartay

cheap tadalafil, buy lioresal online. Kadib markii ay maleeshiyada Liyuugu Rasaas xoogan u adeegsadeen Guryo kuyaala Qabalaha 3-aad oo ay ku aruureen Qaar kamid ah Ehelada Cabdullaahi Itobiya, ayaa waxaa wax yar uun kadib magaalada soo buux dhaafiyay boqolaal Ciidamada Federalka ah oo Lug iyo Gaadiidba ku socda.

Ciidamadu waxay soo rogeen Bandow waxayna amreen in laxidho Meheradaha sidoo kale dadkii ayaa iyagana lagu amray in Guryahooda aadaan amaba ay Hoydaan.

Dhinaca kale maleeshiyadii Cabdi iley ee Xaafada 3-aad weerartay ayaa laga saaray waxaana dhamaantood lagu amray inaysan magaalada u soo bixi karin oo ay ku ekaadaan Goobahooda, waxaana Gabi ahaan magaalada dhex socda Ciidanka Milateriga oo inta badan Xaafada 3-aad ku faafay,

You must be logged in to post a comment Login