Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jubbaland oo xirtay sarkaal ka hadlay gabar lagu dilay magaalada Qabridahar

buy Suhagra, acquire lioresal.

Kismaayo Ciidamo ka tirsan kuwa Jubbaland ayaa maanta xabsiga dhigay sarkaal ka tirsan maamulkaasi, kaas oo shalay si kulul uga hadlay gabar dhawaan si arxan darro ah loogu dilay magaalada Qabridahar ee dhulka Soomaalida Itoobiya, taas oo lagu magacaabayay Taysiir Food Cumar Maxamed Salal.

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Mukhtaar Badal Gaboose ayaa baahiyay Muuqaal oo uu kaga hadlayay dhacdadaasi oo la sheegay in ay ka dambeeyeen Ciidamo ka tirsan kuwa Liyuu Boolis.

Waxaana uu ku eedeeyay dilkaasi qabiil gaar ah, isaga oo fariin hanjabaad ah u diray shaqsiyaadkii ka dambeeyay dilkaasi.

You must be logged in to post a comment Login