Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kenya oo sheegtey in askar ka tiradoodu gaarey 800 oo Askari ay ciidamadoodu Somalia jooga ka goosteen,halkey qabteen????

celebrex buy online, Zoloft reviews. Sida uu shaaciyey Qareen Dowladda Kenya ka tirsan tan iyo sanadii 2011 markii ay ay Ciidamadda Kenya soo galeen gudaha Dalka waxaa uu sheegey in ay goosteen in ka badan 800 oo askari oo Ciidamadda Kenya ka tirsan.

Ciidamadan goosashadooda ayaa sii xoogeysatey kadib markii ay Kenya u dirtey Ciidamadeeda gudaha Dalka Soomaaliya si ay ula dagaalamaan Al-shabaabka ka dagaalama Soomaaliya.

Arrintan ayaa timid iyadoo milateriga uu si adag uga digay in ciidanka ay goostaan.

Alex Muteli oo matalaya maxkamadaha milateriga ayaa sheegay in 800 oo askari ay shaqada ka carareen tan iyo markii Kenya ay gashay Soomaaliya.

Wuxuu ku baaqay in ciqaab adag la mariyo ciidanka baxsanaya si aan loo waxyeelleyn niyadda kuwa ku sugan Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab.

You must be logged in to post a comment Login