Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kenya oo Warbixnada Amaanka la qeybsanayso wadamada Galbeedka

 

buy cardura online cheap, zithromax without prescription. DNAMINA1410cWasiirada Arrimaha Dibada Amina Maxamed ayaa waxaay sheegtay in wararka sirdoonka Kenya ay la qeybsnadoonto wadama Galbeedka weerarka Magaalada Mpeketoni cidii soo weerarka dadkii ka dambeeyay iyo halkeey ka yimaadeen.
waxaay sheegtay inta uuna weerarka dhicin in dowlada Bretin ay heshay macluumaad sirdoon ah taas o inoo cadeynayso inta uuna weerarka ay ku geeriyoodeen dad ka badan 60 ruux ay albaabada u laabtay Qunsuliyadaydii ay ku laheyd Magaalada Mombasa.
amina ayaa sheegtay in ay la gudbooneed Brentin in ay cadeyso halka uu weerarka ka dhacayo iyo cida loo maleynayo laakiin dabeecad ahaan ayaan u qaadanay digniinta ay Bretin soo saartay.

You must be logged in to post a comment Login