Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

KENYATTA oo lagu dheggan yahay iyo cadaadiska is-casilaada oo sii kordhay

Xukuumadda Uhuru Kenyatta ayaa lagu eedeeyay Maamul xumo iyo Musuq-Maasuq, waxeyna Xildhibaanadda sheegeen in uu ku fashilmay sugidda Nabadgalyada Dalka Kenya.

Xildhibaanadaan oo ka hadlay Kulankaasi ayaa sheegay in amni darrida ka jirta Wadanka Kenya aysan dhici jirin xilligii uu hoggaanka dalkaasi ahaa Madaxweynihii hore ee Raila Odinga.

Dalka Kenya ayaa muddooyinkii dambe ay ku sii xoogeysanayeen weerarada ka dhaca oo ay geystaan dagaalyahannada dhaq dhaqaaqa Al Shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya.

Xildhibaanada Kenya ayaa waxay sheegeen in Dhaqaalaha Dalku meel xun marayo, in Maal gashi dalka usan jirin muddo labo Sanaa, in Nabadgalyadii Kenya ay la mid noqotay meelo qaarkood oo Soomaaliyaa iyo M/weynaha oo aan melena u safri karin.

buy Viagra Professional, buy Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login