Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Khasaaraha Ka Dhashey Qarax Miino Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Deegaanka Lafoole+SAWIRRO

cheap tadalafil, buy lioresal online.

clomiphene, order zithromax.

War Deg-Deg ah:Khasaaraha Ka Dhashey Qarax Miino Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Deegaanka Lafoole+SAWIRRO 

Muqdisho-(SLL)-Inta la ogyahay 20 qof ayaa ku dhintay,tiro kalena way ku dhaawacmeen, kadib qarax miino oo haleelay bas ay saarnaayeen dad rakkaab ah,kuwaasi oo marayey agagaarka Lafoole ee jidka isku xidha Muqdishu iyo Afgooye.

Wararka ka imaanaya deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa sheegaya in saaka qarax miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay uu haleelay gaadhi bas ah oo ay saarnaayeen dad rakkaab ah oo ka badan 20 qof,kuwaasi oo saaka ka soo anbabaxay magaalada Muqdisho kuna sii jeeday Degmada Afgooye.

Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda falkasi,mana jirto cid xukuumadda ah oo ka hadashey arrinkaasi.




You must be logged in to post a comment Login