Kismaayo oo wali qassan,xarigi xildhibaan Ahmed Taajir dartiis

Filed under: English news,Wararka |

Viagra Caps buy online, order lioresal.

Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaarayo xaaladda magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in xiisad iyo kacsanaan ay ka jirto.

cheap tadalafil, buy zithromax.
Ciidamo ka gadooday xariga Xildhibaan Axmed Taajir ayaa lagu soo waramayaa iney la wareegeen dabaqa Fiat oo ka soo horjeeda xarunta Nabad Suggida Jubbaland ee Kismaayo.

Sida ay inoo xaqiijiyeen qaar kamid ah dadka Magaaladda Kismaayo ciidamadaan oo aad u hubeysan ayaa ka duulaya inuu xabsiga ku sii jiro Xildhibaan Axmed Taajir .

Sidoo kale waxaa jira dadaalo ay wadaan odoyaasha iyo waxgaradka magaaladda Kismaayo, oo lagu doonayo in lagu dajiyo xaaladda ka taagan Magaalada Kismaayo.

Dhanka kale Afhayeenka Ciidanka Booliska Maamulka Jubbaland Jaamac Axmed Xasan ayaa beeniyay in xaalad kacsanaan ay ka jirto magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland wali ma uusan ka hadlin xaalada kacsanaanta ah ee ka jirta magaalada Kismaayo,.

Xildhibaanada qaar ayaa la sheegayaa in looga hanjabay dil iyo jirdil haddii ay faraha kala bixi waayaan mooshin ka dhan ah Axmed Madoobe oo ay abaabulayaan.

Posted by on February 4, 2018. Filed under English news, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply