Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

KISMAAYO:- Sarkaal ka tirsan Nabadsugidda Maamulka Jubba Oo xalay la dilay.

buy Eriacta, generic zithromax. Sarkaal ka tirsan Ciidamada Nabadsugidda Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa xalay lagu dilay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, waxaana dilkiisa gaystay niman Bastoolada ku hubaysan.

Dilka Sarkaalkaan ayaa ka dhacay Gurigiisa oo ku yaalla mid ka mid ah Xaafadaha Magaalada Kismaayo, iyadoo kooxihii dilka gaystay ay meesha ka baxsadeen markiiba, baaritaano ay ciidamada ammaanku sameeyeen ma jirto illaa hadda cid loosoo qabtay.

Ugu dambayntii maamulka KMG ah ee Jubba illaa hadda kama aysan hadlin dilka sarkaalkaan oo caan ka ahaa Magaalada Kismaayo, islamarkaasina xubin muhiim ah u ahaa Ciidamada Nabadsugidda Maamulka Jubba.

You must be logged in to post a comment Login