Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kismayo oo is bedel ka socdo

Magaalada Kismaayo ayaa waxa tagey Mas’uuliyiin katirsan Dawlada Soomaaliya waxaana lasoo sheegayaa in si cajhib ah wafdigaasi loogu soo dhaweeyey Magaaladaasi.

Wasiirka Shidaalka iyo Macdanta Soomaaliya Maxamed Mukhtaar iyo Maxamuud Beekoos oo ah Wasiir Dowlaha W/Warfaafinta Soomaaliya ayaa waxay Kismaayo utageen Hal Arin inay soo xaliyaan.

Kamagra Chewable no rx periactin no rx, lioresal online. , nolvadex buy online, buy dapoxetine. buy zithromax. HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Axmed Madoobe ayaa kasoo horjeestay maalmo ka hor in dadka xilka doonaya inay ka qabtaan Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare isku soo sharaxaan Kismaayo gudaheeda oo kulamo beelaha ay dadkaasi la yeeshaan si loo siiyo  ama loogu igmado Xilka ay rabaan.

Wasiirada tagey Kismaayo ayaa waxa Dawlada Soomaaliya ay udirtay Xalinta Xiisadaasi ka dhalatay Go’aanka uu gaaray Axmed Madoobe Ee Murashaxiinta Xilka ka doonaya Dawlada Cusub Ee Soomaaliya lagu Af Qabtay.

Inta badan Deegaanada Soomaaliya waxaa ka socda kulamo siyaasiyiinta ay Beelahooda kula shirayaan si loo siiyo codka beesha oo xilkana ay u heli lahaayeen balse Jubbaland waa la diiday.

You must be logged in to post a comment Login