Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kolonyo uu la socday Wasiirka Gaashaandhiga DF oo Qarax lala eegtay & Warar sheegay in…

zoloft online, cheap lioresal.

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta Qarax lagu weeraray kolonyo gaadiid oo uu hogaaminaayay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Somalia Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini.

Kolonyada Wasiirka la soctay ayaa Qaraxaasi la kulmay xili ay kasoo baxeen Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo.

Qaraxa oo ahaa Bam lagu aasay wado lagu soo galbinaayay Wafdiga Wasiirka oo ku taalla nawaaxiga Garoonka Kismaayo, ayaa waxa uu khasaaro dhaawac ah kasoo gaaray ilaa Afar qof oo shacab ah oo meesha ka dhawaa.

Ujeedka socdaalka Wasiir Diini iyo Xubnaha uu hogaaminaayo ayaa ah sida ay ugu biiri lahaayeen shirka dib u heshiisiineed ee ka soconaya Magaalada Kismaayo.

Dhinaca kale, Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka soconayay shir dib u heshiisiineed oo ay leeyihiin qaar ka mid ah beelaha ka soo jeeda Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo , shirkaasi oo lagu xalinaayo Khilaafyo u dhexeeya mas’uuliyiin kasoo kala jeeda Beelaha uu shirka u socdo.
Sildalis for sale, Kamagra Gold online, generic Zoloft. acquire Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login