Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kooxda Al-Shabaab oo beenisay in Saraakil Ajaanib ah looga dilay Duqayntii Jilib

kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in wax saraakil ah an looga dilin Duqayntii shalay Ciidamada kenya ay ka fuliyeen Jilib.
Wakiilka Al-Shabaab ee Gobalada Jubbooyinka Sheekh C/raxmaan Xudeyfa oo la hadlay Idaacada Andulus oo ku hadasha afka Ururka Al Shabaab, ayaa wuxuu sheegay inaanay jirin wax khasaaro oo dhimasho iyo dhaawacba leh, oo ka dhashay duqeymaha lagu garaacay halka loo yaqaano Maanyo Gaabo.
Sheekh C/raxmaan Xudeyfa, ayaa ku waramaaya diyaaradaha Kenya in si khaldan duqeymaha ugu garaacaan Deegaanka Maanyo Gaabo, taana ay keentay sida uu hadalka u dhigay inaanay wax khasaaro ah ka soo gaarin. buy Forzest, clomid without prescription.

You must be logged in to post a comment Login