Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kooxo Hubeysan oo Abuukaate ku Dilay Degmada Dharkiinleey

War Hadda soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Goor dhaw Degmada dharkenley Ee Gobolka Banaadir lagu dilay Nin abuukaate ahaa oo lagu magacaabi jiray Xabad kaas oo daqiiqado ka hor la toogtay waxaana toogashadu ka dhacda Agagaarka ka soo horjeedka Sarta Xaaji Gaabow .
Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in Abuukaataha ay Toogteen labo Nin oo Bastoolado ku hubeysnaa kuwaas oo dilka ka dib Goobta ka baxsaday waxaana dhaawac fudud uu soo gaaray Nin kale oo Goobta kula sugnaa .
Wararku waxaa ay intaa ku darayaan in Dadkii ka agdhawaa goobta ay kala carareen isla markiiba wiilal uu dhalay Ninka la dilay ayaa qoryo kala soo baxay Guriga kuwaas oo rasaas ka daba riday Ragii dilka geestay waxaana gaaray halka dilku ka dhacay Ciidamada Amaanka Degmada sidaas waxaa noo sheegay Dad ka agdhawaa Goobta . zoloft for sale, dapoxetine without prescription.

You must be logged in to post a comment Login