Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kooxo hubeysan oo shacab ku Dilay Dhuusomareeb

Taliska ciidanka booliiska dowladda Soomaaliya ee degmada Dhuusamarreeb ayaa sheegay in nin rayid ah lagu dilay tuulada Gubadley oo ka tirsan degmada Dhuusamarreeb  ee xarunta gobolka Galgaduud.

order Super Tadarise online, Zoloft withoutprescription.

Taliyaha ciidanka booliiska Dhuusamarreeb Nuur  Cilmi Maxamed, ayaa sheegay in ciidanka booliisku ay ku raad joogaan ninka dilka gaystay oo isaguna ka mid ah dadka tuulada Gubadley, kaas oo ka baxsaday goobta ka dib markii uu falkaas gaystay.

Lama oga sababta ka dambaysa dilka ninkaas rayidka ah, inkastoo inta badan deegaanada miyigi ah ay ka dhacaan dilal la xariir is-qababsi daaqsin, dhul, xoolo iyo aanooyin qabiil.

Dadka ku nool tuulada Gubadley oo ka tirsan degmada Dhuusa Marreeb ayaa ah dad xoolo dhaqato ah.

You must be logged in to post a comment Login