Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ku Dhawaad 10 Katirsan Ciidamada AMISOM Oo Lagu Dilay Degamada Qoryooleey Sh/Hoose.

Sildalis buy online, Zoloft reviews.

Faah Faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa dagaallo culus oo gobolka shabeelaha Hoose ku dhaxmaray ciidamada muslimiinta iyo shisheeyaha AMISOM.


Dagaal saaka aroortii hore ka bilaawday Qoryooley ayaa maanta barqadii soo gaba gaboobay iyadoona khasaara ba’an dhabarka loo saariyay shisheeyaha gaar ahaan ciidanka Uganda.

Ilo wareedyo muhiim ah oo SomaliMeMo ay soo xiganayso ayaa xaqiijinaya in 8 askari Yugaandheys ah lagu dilay dagaalka iyadoona 13 kale ay dhaawacmeen.

Meydadka iyo dhaawacyada ciidamada Yugaandha waxaa goordhaw lageeyay saldhig ay AMISOM ku leedahay degmada Qoryooleey.

Lasoco wixii soo kordha

You must be logged in to post a comment Login