Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ku Dhawaad 30 Askari Oo Lagu Dilay Weerarkii Xarunta Baarlamaanka iyo Al Shabaab oo sheegatay.

Ciidamada-Al-shabaab

War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaab ayaa lagu faah faahiyay howlgal maanta ka dhacay bartamaha Muqdisho. 

Sarkaal katirsan xarakada Al Shabaab ayaa warbaahinta u sheegay in camaliyad istish-haadi ah oo uu fuliyay ruux kaxaynayay gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay uu weeraray afaafka hore ee baarlamaanka.

Idaacadda An-dalus ee Afka Xarakada Al Shabaab ku hadasha oo soo xiganaysa sarkaal katirsan Shabaab ayaa baahisay in 20 askari oo DF-ka katirsan iyo 2 askari Yugaandheys ah lagu dilay weerarkii maanta.

Lasoco wixii soo kordha

You must be logged in to post a comment Login