Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kulan Xassaasi ah oo Muqdisho uga socda Saraakiil Soomaaliya & AMISOM ” Xassan Daahir Aways oo Miiska saaran”

Wararka Caawa Ka Imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan In saraakiisha sar sare ee Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay iminka ku leeyihiin Garoonka Diyaaradaha Kulan xassaasi ah oo ku aadan imaatinka Muqdisho wadaadka shababka ka tirsan ee Sheekh Xassan Daahir Aways.

ilo madax banaan oo ay heshay warbahainta somalinimo1.com ayaa waxaa ay Sheegayaan in kulanka uu yahay mid Xassaasi ah oo lagu wado isla caawa in go’aan laga qaato waxa lagu samayn lahaa Xassan daahir Aways.

Caawa ayay ahayd Markii diyaar siday xassan daahir Aways ay ka dagtay Magaalada Muqdisho taasi oo dadka reer Muqdisho ay siyaabo kala dowan u hadal haayaan.

Wixii Tallo Iyo Tusaalo Ah Fadlan Noogu Soo Hagaaji:

info@somalinimo1.com

You must be logged in to post a comment Login